• Tafsiirka Quraanka 1
  • Tafsiirka Quraanka 2

Tafsiirka Quraanka

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo Inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti Badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:

- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, Horey u Wadid, gadaal u Wadid
- Inuu casharka istaagayo ama hakad Galayo HADII uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu Horey ka sii soconayo meshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet Badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin
- Inaad kitaabkii Quraanka oo oo dhan akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka Kaama istaagayo hadaad ka baxdo OOD furatid appka Quraankii oo Akhris ah
- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi Kartis ama quota-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga

Questa applicazione contiene le traduzioni audio del Santo Corano, tradotto dallo sceicco Omar Faaruuq, Allah Yarxam. Dopo un periodo di tempo e il duro lavoro, abbiamo finalmente rilasciato questa applicazione di Tafsiirka Quraanka, ci auguriamo che trarre beneficio da esso Insha Allah.

Questa applicazione vi permetterà di:

- Per ascoltare le lezioni audio, pausa, stop, ripetere, avanzamento e riavvolgimento
- Le lezioni si mettere in pausa se si ricevono chiamate, dopo aver terminato le lezioni riprenderanno da dove si era.
- Le lezioni audio sono molto leggeri in termini di dimensioni, quindi non consumare dati internet enormi dalla tua parte
- È anche possibile scaricare l'intero Corano in formato di lettura per rendere più facile durante l'ascolto le lezioni audio, non c'è bisogno di stare in app audio mentre sulla lettura Corano, le lezioni audio non si fermerà se li si lascia
- È inoltre possibile condividere l'applicazione Tafsiirka Quraanka con le famiglie e gli amici

Waxaad naga raadisaa erayadan: Duruus, somalo, Tafsiirka e Cumar Faaruuq

Categoria : Libri e consultazione

Ricerche associate