• Tafsiirka Sh-Umal 1
  • Tafsiirka Sh-Umal 2

Tafsiirka Sh-Umal

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo oo uu dhan Inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Ümal, Allah Ajir Iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa iyo waqti Badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo Galino kadib MarkII uu Guul noqdey app-Kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan Kula socoto:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, darsigii istaajisid, ku celcelisid, Horey u Wadid, gadaal u Wadid IWM
- Inuu casharka istaagayo ama hakad Galayo HADII uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu uu casharkii Horey ka sii soconayo meeshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet Badan tafsiirka waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin oo darsi darsi unbaad un dhageysan kartaa maalinkii Halmar oo Kugu Filan

- Inaad kitaabkii Quraanka oo oo dhan akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa casharad, appka Kaama istaagayo hadaad ka baxdo OOD furatid appka Quraankii oo Akhris ah ama kitaabkii OOD heysato

- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartid ama la quota-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga iyo cid walbo OOD dooneyso inaad la wadaagto kheyrka.

Questa applicazione contiene le traduzioni audio del Santo Corano, tradotto dallo sceicco Mohamed Abdi Ümal, che Allah dare Ajir e hasanat al Sheikh. Dopo un periodo di tempo e duro lavoro a seguito del successo di Tafsiirka Omar Faaruuq app, abbiamo finalmente rilasciato questa applicazione di Tafsiirka Quraanka dallo sceicco Ümal, ci auguriamo che trarre beneficio da esso Insha Allah.

Questa applicazione vi permetterà di:

- ascoltare le lezioni audio in un formato organizzato, pausa, stop, ripetizione, riordino, avanzamento e riavvolgimento delle lezioni
- Le lezioni si mettere in pausa se si ricevono chiamate, dopo aver terminato la chiamata, la lezione riprenderà da dove si era e continuare la lezione.
- Le lezioni audio sono molto leggeri in termini di dimensioni, quindi non consumare dati internet enormi al vostro fianco perché si può prendere solo una lezione ogni giorno, che dura un'ora o giù di lì.

- È anche possibile scaricare l'intero Corano in formato di lettura per rendere più facile durante l'ascolto le lezioni audio se non si ha accesso al Mushaf Kitab, non si deve rimanere nella sezione lezione audio durante l'ascolto, è possibile ascoltare mentre l'applicazione di lettura Corano, le lezioni audio non si fermerà se le lasci durante la riproduzione.

- È possibile condividere l'applicazione Tafsiirka Quraanka con le famiglie e gli amici e condividere con chiunque i quali si pensa beneficeranno Tafsiirka Quraanka dallo sceicco Ümal.

Waxaad naga raadisaa erayadan: Duruus, somalo, Tafsiirka, Sheekh, e lo sceicco Ümal

Categoria : Libri e consultazione

Ricerche associate